Baatad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Marka labada dhan ee iska soo horjeeda ay dhibco isla 'eg qabtaan (cayaar turub); doroo. ld baaddad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baatad ↴
baaddad | doro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg