Doro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ciyaarta turubka marka ay laba kooxood oo iska soo horjeeda ay tiro isle'eg iska qabtaan; baatad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doro

oddoros | oddoros | oddorosid | baatad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg