Baatulan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)Wax la baatulay noqosho (hanti).
Baatulan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)Wax la baatulay ahaansho (hanti).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baatulan ↴
baatulmid | baatulnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg