Baaxadsoore
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal m.l/dh)Meesha baaxadda bartankeeda ah; wax fidsan oo ballaaran wadaagihiisa; dhex; bartame.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaxadsoore ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg