Baayir

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-rro, m.dh)

B. ah: qof aad u been badan; beenlow; beenaale.

Baayir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cayilid, wax buuran noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baayir

baayirid | baayirnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg