Babbis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)1. Qalab sida badan caw laga sameeyo oo wax lagu babbiyo. 2. ld babbin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga babbis ↴
babbi | babbin | babbisjinni | marawaxad | sandal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg