Sandal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Geed dheer oo ka baxa Aasiya, Ostaraaliya iyo jasiiradaha Badweynta Deggan oo udgoon, waxaana laga sameeyaa santuukhyada qoraalka lagu xardho, ulaha babbisyada iyo saqafaha. 2. Dhir udgoon iyo saliid la isku qooshey oo raggu oogada marsado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sandal

degadduub | sandaleele | sandaleelee | sandaleeleyn | sandameeme |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg