bacaw
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-wyo, m.dh)Qof la baaseeysto oo la aaminsanyahay in uu nasiibdarro wato.
bacaw
(m.dh)Nooc quraanyada ka mid ah, midab cas leh, kooxkooxna u socota, aad u qurmoon oo yacayda cunta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bacaw ↴
saancaddaale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof nasiib xun (tag xun); bacaw. ld saancad (1).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg