Bacrimane saygot

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ooyin ..., m.l)

(baay.) Gaamayt dheddig oo bacrinsan: waa maxsuulka is kudarsanka bu'da ugxanta iyo xawada ama boodh faxalka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bacrimane saygot


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg