Bacrin-la'an

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Awood la'aan in naagtu uur qaaddo ama ninku wax rimin kari waayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bacrin-la'an

bacrin-la'an |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg