Badad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(fiis.) Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu sababay jiritaanka walax taalla bar ka mid ah dululaatiga. Noocyada b.da waxa ka mid ah: a) b.birlabeed, b) b. danabeed c) badad cufisjiidad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badad

kaahin-birlabdanabeed | saaqan | saaqid birlabdanabeed | waagii barafka | badad-birlabeed | danabneg | gudbitaan-danabeed | itaal birlabeed | itaal-danabeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg