Badhe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dhayaal, m.l/dh)

(juqr.) Goobo la mala-awaalay oo taalla bartamaha labada cirif dhexdooda, waxaana sameeyay goobahaas sallax la dhex mariyay bartamaha goobahaasi isla markaas waa bartamaha dhulka, waa goobo weyn, wareeggeeduna waa kan ugu dheer ee dhulka; dhulbar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badhe

cimri-badheed | dabadheer | dabadheeraan | dabadheeraansho | dabadheerow | dabadheh | garbadheere | labadhegood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg