Baduug

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Alaab aad u burburin. ld baduuji, baduuq.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baduug

baduugan | baduugan | baduugid | baduugis | baduugmid | baduugnaan | baduugnaansho | baduuji | baduujin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg