Baduugan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Wax la baduuqay noqosho. ld baduuqan¹.

Baduugan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)

Wax ka baduuqay ahaansho. ld baduuqan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baduugan

baduugmid | baduugnaan | baduuqan | baduuqan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg