Bah-cadceed

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ho ..., m.l)

(c.fal) Koox walax cireeddo ah oo ka kooban qorraxda, meereyaasha, oo ku dul meeraysta, meereyareyaasha (plannetoid or asteroid), seefta cirka, shuhuubaha, cirka-soo-dhacaha iyo dayax gacmeeddada ku meeraysta meerayaasha, sida dayuxu dhulka ugu meeraysto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bah-cadceed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg