bahaahin
(m.l)

1. (u) Xoolo la dhaqdo. 2. Qof aan caqli badan lahayn. ld bahaa'in, bahaayin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bahaahin

bahaa'in [m.l]
ld bahaahin.

bahaayin [m.l]
ld bahaahin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg