bahaldile
(m.l) (-layaal, m.dh)

1. Nin qolo ama col wada oo ugu horreeya xagga geesinnimada iyo dagaalka. 2. Nin beel madax u ah. ld bahaldileen.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bahaldile

bahaldileen [m.l] (-nno, m.dh)
ld bahaldile.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg