bahalhoosaad
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Xamaaratada iyo cayayaanka intooda sunta leh ama qaabkooda laga cabsado ee habeenkii socda. ld bahalhoose.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bahalhoosaad

bahalhoose [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
ld bahalhoosaad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg