Bahardaac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Fadhi kala daadsanaan leh oo aan la rabin in dhaqso meel looga kaco.

Bahardaac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Si kala daadsanaan leh muddo badan meel u fariisasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bahardaac

bahardaaci | bahardaacid | bahardaacin | bahardaacis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg