bahayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)1. Cid qaraabeysasho. 2. Cid gaashaanbuuro la yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bahayso ↴
bahaysasho [m.f.dh]
eeg bahayso. ld bahaysad, bahaysi.
isbahayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Dad, ummado, dawlado, iwm xiriir isgaashaan-buuraysi oo sokeeye ahaan uga dhexeeya isku raacid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg