isbahayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)Dad, ummado, dawlado, iwm xiriir isgaashaan-buuraysi oo sokeeye ahaan uga dhexeeya isku raacid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isbahayso ↴
isbahaysasho [m.f.dh]
eeg isbahayso. ld isbahasad, isbahaysi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg