baho
(m.l)(c.fal.) Uruur xiddigaha ka mid ah oo u dhexeeya Xoorka iyo Faruuryaha. ld bah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baho ↴
bah [m.dh] (-ho, m.l)
1. Naago nin qabo middood iyo carruurteeda. 2. Isku b. ah: carruur hooyo keli ahi wada dhashay. 3. Xiddigo dayaxu maro oo u dhexeeya xoor iyo faruuryo. ld baho.
bahoobid [m.f.dh]
eeg bahow². ld bahow¹.
bahow [m.l]
ld bahoobid.
bahow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
La b.: cid, gaashaanbuur la noqosho.
herin [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Koox ugaarsato ah oo bahowday oo xeer iyo xeeladba wadaagta.
qumbahool [m.l]
ld qumbahoole.
qumbahoole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qalab leh af u eg kan mishaarta oo qumbaha lagu xoqo, gadaalna ku leh qori dheer oo lagu fadhiisto. ld qumbahool.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg