bakaar
(m.dh) (-ro, ml.)

1. Godka badarka lagu kaydiyo. 2. Badar muddo god ku jirey. ld bukaar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bakaar

abakaar [m.dh] (-rro, m.l)
Haweeney waxyaabo yaryar ka ganacsata.

abakaarnimo [m.dh]
Abakaar ahaansho.

bakaaroobid [m.f.dh]
eeg bakaarow.

bakaarow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Badar, wax duug ah noqosho.

bukaar [m.dh]
ld bakaar.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg