bakhti-ku-baxe
(m.l) (-xayaal, m.l/dh)

(baay.) Geed ama noole kasta oo ili-ma-aragtay ah ee quuta maatarka orgaanikada bakhtiga ah. Bakhti-ku-baxayaasha badankoodu waa bakteeriyo iyo fungi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bakhti-ku-baxe

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg