bakhtifuul
(m.l)ld baqtifuul.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bakhtifuul ↴
baqtifuul [m.l]
Duqsi waaweyn, leh midab qurxoon oo buluug ama cagaar ah oo laga helo meelaha waxa qurmay yaaliin. ld bakhtifuul.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg