bakhtiiji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld baqtii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bakhtiiji

bakhtiijin [m.dh]
ld baqtiin.

bakhtiijis [m.dh]
ld baqtiin.

baqtii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Nafley, nafta ka goyn. 2. Nal, raadiye, dab iwm damin. 3. Nafley xannaano darreyn. 4. Xoolo, ugaar iwm oo nafbaxaya gawrici waayid. ld bakhtii, bakhtiiji, baqtiiji.

baqtiin [m.f.dh]
eeg baqtii. ld bakhtiijiin, bakhtiin, baqtiijiin, baqtiijis.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg