bakhtiquf
(m.l)ld baqtiquf¹.
bakhtiquf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)ld baqtiquf².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bakhtiquf ↴
bakhtiqufid [m.dh]
ld baqtiqufid.
baqtiquf [m.l]
B. ah: qof aan ka xishoon in uu sheego waxyaabaha xun. ld bakhtiquf¹.
baqtiquf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Qof waxyaabo xun oo laga xishoodo sheegid. ld bakhtiquf².
baqtiqufid [m.f.dh]
eeg baqtiquf². ld bakhtiqufid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg