baqtiquf
(m.l)B. ah: qof aan ka xishoon in uu sheego waxyaabaha xun. ld bakhtiquf¹.
baqtiquf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)Qof waxyaabo xun oo laga xishoodo sheegid. ld bakhtiquf².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqtiquf ↴
bakhtiquf [m.l]
ld baqtiquf¹.
bakhtiquf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
ld baqtiquf².
bakhtiqufid [m.dh]
ld baqtiqufid.
baqtiqufid [m.f.dh]
eeg baqtiquf². ld bakhtiqufid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg