Bakoorad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ddo, m.dh)Ul toosan, madax godan oo lagu xarragoodo. ld bakooro (3).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bakoorad ↴
jifo | jufo | khaysaraan | matoobbo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg