balaasmoodiya
(m.l) (-ayaal, m.l/dh)

(baay.) Qayb ka mid ah borotosowa oo ku dul nool unugyada cascas ee dhiigga iyo unugyada beerka ee dadka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh balaasmoodiya

balaasmoodiyam [m.l] (-yo, m.l/dh)
(baay.) Borotobalaasam isku cufan oo qaabkiisu isbeddelo oo leh bu'o badan oo ay ku wareegsanyihiin xuub balaasma.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg