balacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax shilis oo hilib isla'eg leh ahaansho (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh balacsan

balacsanaan [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg balacsan. ld balacsanaansho.

balacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld balacsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg