balaqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Carrabka wax ku cabbid (eyga iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh balaqso ↴
balaqsasho [m.f.dh]
eeg balaqso. ld balaqso, balaqsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg