Baldhoole
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Caws dhaadheer, caleemo adag leh oo xooluhu daaqaan raradana laga sameysto oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baldhoole ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg