Ballaqan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)

Wax wada furan noqosho (albaab, dariishad iwm).

Ballaqan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)

Wax wada furan ahaansho (albaab, dariishad iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ballaqan

ballaqmid | ballaqnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg