ballee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)Ilmo markaa dhashay booqashadiisa ugu horrayn (dhaqankuna wuxuu qabaa in ilmahaas dabeecaddiisu ay u ekaato midda qofkaas hore). ld billee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ballee ↴
ballayn [m.f.dh]
eeg ballee. ld ballaysimo, ballaysin, billayn, billaysimo, billay
billee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld ballee.
kaballeef [m.l] (-fyo, m.dh)
Qof liidnimo darteed wax kasta oo dadnimada ku xun u hoggansama; kabaqaad.
laballeexad [m.l]
Socod dan la'aan ah oo uu qofku iska wareego. ld labaleexad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg