Baloolley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Gabar yar oo markaas timihii loo reebay oo aan weli inan noqon. 2. Hal igar ah oo mar oggolato in caanaha laga liso marna diiddo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baloolley


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg