balow
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

B. dheh: baw dheh.

balow
(m.l)

1. Cod dheer oo lo'da, geela, dadka iwm sameeyaan marka ay la kulmaan dareen ay dhibsanayaan. 2. ld balwid.

balow
(m.l)

Geed mirood biyo ka batay awgeed aad u weynaaday oo aan miro dhalin.

balow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lway, -lowday; -lwi)

Cabsi ama xanuun dartiis la qaylin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh balow

balwid [m.f.dh]
eeg balow³. ld balow¹ (2).

kellibalow [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
K. ah: xoolo aan dhergin. ld gellibalow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg