balwid
(m.f.dh)eeg balow³. ld balow¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh balwid ↴
balow [m.l]
1. Cod dheer oo lo'da, geela, dadka iwm sameeyaan marka ay la kulmaan dareen ay dhibsanayaan. 2. ld balwid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg