balqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Hoore weel ka buuxa in yar ka daadin. 2. Is b.: wax suuxsan iska dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh balqi ↴
balqin [m.f.dh]
eeg balqi.
walci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hoore weel ku jira qar ka daadin; balqin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg