balwo
(m.dh)1. Heeso hore oo lagu tumi jirey kaban, daf iyo foori. ld balwad (2), belwo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh balwo ↴
balwad [m.dh] (-do, m.l)
1. Caado xun, waxyeello leh oo aan si sahlan lagu dhaafi karin. 2. Balwo.
belwo [m.dh]
ld balwo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg