Bambax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Isugu imaanshaha ay dad badan oo ujeeddo gaar ah lihi isugu yimaadaan meel fagaare ah. 2. ld bambixid. ld bannaambax¹.
Bambax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)Fagaaro isugu imaansho si ujeeddo loo fuliyo (dad badan). ld bannaambax².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bambax ↴
bambixid | bannaambax | bannaambax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg