bambixid
(m.f.dh)

eeg bambax². ld bambax¹, bannaambax¹, bannaambixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bambixid

bambax [m.l]
1. Isugu imaanshaha ay dad badan oo ujeeddo gaar ah lihi isugu yimaadaan meel fagaare ah. 2. ld bambixid. ld bannaambax¹.

bannaambixid [m.dh]
ld bambixid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg