ban
(m.l) (-nan, m.l)Dhul bannaan oo aan dhir la hargalo lahayn.
ban
(m.dh)Saxarro jilicsan; shuban.
Gabangaabsi*
Diyaar-garow
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ban ↴
aabbannimo [m.dh]
Aabbe ahaansho.
gaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax aan joog dheer lahayn ahaansho.
qaaban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
1. Wax qaab loo yeelay noqosho. 2. Wax
fadhi badan ku curqay noqosho. ld qaabi
(1). qaabi
qaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax qaab loo yeelay ahaansho.
saaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax saab leh ahaansho. ld saabsan. saabsan
yaabban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld yaabsan. yaabsan
yaabbanaan [m.dh]
ld yaabsanaan. yaabsanaan
yaabbanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yaabsanaan. yaabsanaan
faafreeb [m.l]
Guddiga baara filimada, jaraa'idka, buugaagta iyo riwaayadaha inta aan loo bandhigin dadweynaha.
naaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
1. Wax fur lagu naabay ahaansho. 2. Wax wax kale kor lagaga dhejiyey ahaansho.