banaanadi
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)1.(f.g) Qof nafley kale legdid. Tus. “Cali baa Xasan dibir ku banaanadiyey”. 2. (f.mg) Leegleegsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh banaanadi ↴
banaanadin [m.f.dh]
eeg banaanadi. ld banaanadis.
banaanadis [m.l]
ld banaanadin..
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg