banaaxi
(m.l)

ld banaaxiyid.

banaaxi
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-iyay, -iday/-isay; -iyi)

Lo'barwaaqo joogto ciyid. ld bunaaxi², bunnaahi².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh banaaxi

ansaarax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld banaaxi², insaarax².

ansaarixid [m.f.dh]
ld banaaxiyid, insaarixid.

ansaarixin [m.dh]
ld banaaxiyid, insaarixin.

banaaxin [m.dh]
ld banaaxiyid.

banaaxiyid [m.f.dh]
eeg banaaxi². ld banaaxi¹, banaaxin, bunaaxi¹, bunaaxin, bunaaxis.

bunaaxi [m.l]
ld banaaxiyid.

bunaaxi [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
ld banaaxi².

bunaaxin [m.dh]
ld banaaxiyid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg