bunaaxi
(m.l)

ld banaaxiyid.

bunaaxi
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-iyay, -iday/-isay; -iyi)

ld banaaxi².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bunaaxi

banaaxi [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Lo'barwaaqo joogto ciyid. ld bunaaxi², bunnaahi².

banaaxiyid [m.f.dh]
eeg banaaxi². ld banaaxi¹, banaaxin, bunaaxi¹, bunaaxin, bunaaxis.

bunaaxin [m.dh]
ld banaaxiyid.

bunaaxis [m.l]
ld banaaxiyid.

bunaaxiyid [m.dh]
ld banaaxiyid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg