bandhigid
(m.f.dh)

eeg bandhig². ld bandhig¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bandhigid

bandhig [m.l]
1. Keenidda meel fagaare ah wax-soo-saar warshadeed, beereed, faneed iwm si loo daawado. 2. ld bandhigid.

caddee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Wax caddaan ka dhigid. 2. Arrin la qarinayey soo bandhigid. 3. Shaah caano ku darid. 4. Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.

fagaaragee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Wax meel fagaare ah ku soo bandhigid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg