Bandhig
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Keenidda meel fagaare ah wax-soo-saar warshadeed, beereed, faneed iwm si loo daawado. 2. ld bandhigid.
Bandhig
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Alaab ganacsi ama faneed iwm meel fagaar ah dadweynaha ugu dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bandhig ↴
faafreeb | naado | afti | aragtida kuwaantam | baaritaan | bandhigan | bandhigid | bandhignaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg