bandiirad
(m.dh) (-do, m.l)

Cad maro ah oo midabyo iyo qiyaas loo yaqaan leh oo astaan u ah qarannimada ummadeed; calan. ld bandiiro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bandiirad

bandiiro [m.dh]
ld bandiirad.

bayraq [m.l]
Calan; bandiirad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg