Banji-biyeeg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro hal dhibic ku leh, dhinaca kalena shan ku leh. ld yeeg-bibiish.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga banji-biyeeg

yeeg-bibiish |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg